Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Degaanka Soomaalida Oo Toddobaadkan Ku Soo Waajahan Somaliland +MeelahaUu Booqan Doono Iyo Ujeedada Safarkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa la filayaa in khamiista toddobaadkan uu socdaal ku yimaaddo Somaliland.

103156073__103127917_kunnnnnn-1.jpg

Madaxweyne Mustafe Muxumed Cagjar ayaa la filayaa in uu booqan doono magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu ka qayb-qaadan doono, dhagax-dhigga waddada Berbera illaa Wajaale, oo uu Madaxweyne shaaciyay in dhawaan la dhagax dhigi doono.

Madaxweyne Cagjar ayaa la sheegay in uu soo wakiishay raysal-wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this