Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirweynihii KULMIYE Oo Muddo Sannad Ah Dib Loo Dhigay Iyo Shirkii Boorama La Soo Gabogabeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ayaa cod u qaaday muddo kordhin loo sameeyay shirweynaha xisbigaasi.

biixi-2.jpg

Xubnaha golaha dhexe ayaa waxa ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen in muddo sannad ah dib loo dhigo shirweynaha xisbigaasi, waxaana loo asteeyay in uu qabsoomo bisha April 2020-ka.

Shirakan la asteeyay April 2020 ayaa waxa la filayaa in lagu dooran doono hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE.

Waxaana la soo gabogabeeyay shirkii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo laba maalmood ka socday magaalada Boorama.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this