Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Puntland oo dhiseyso golaha deegaanka Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – War ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuquraadiyadda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu wargeliyay maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo iyo in ay u diyaar-garooban dhismaha golaha degaanka magaaladaasi.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in dhismaha golahaasi wasaaraddu ay qorsheysan 25-ka biasha soo socota ee Maarso ee sanadkan 2019-ka.

Halkan hoose ka Akhriso:-

FB_IMG_1551117489288

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this