Deeq A. Posted February 26, 2019 Gaalkacyo (SMN) – War ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuquraadiyadda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu wargeliyay maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo iyo in ay u diyaar-garooban dhismaha golaha degaanka magaaladaasi. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in dhismaha golahaasi wasaaraddu ay qorsheysan 25-ka biasha soo socota ee Maarso ee sanadkan 2019-ka. Halkan hoose ka Akhriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites