Sign in to follow this  
Deeq A.

Baaritaano xoogan Oo weli ka socda M/ Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa weli baaritaano ku haya dilkii Allaha unaxariisree Caa’isha Ilyaas Aadan oo si arxan darro ah loogu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Puntland ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacawday kiiskaasi, si ay baaritaano dheeraad ah ugu soo sameeyaan dhacdadaasi.

Madaxweyne Saciid C/laahi Deni oo ka hadlay kiiskaasi ayaa sheegay in aan laga harin doonin dambilayaasha, islamarkaana la horkeeni doono cadaalada.

Halkan hoose ka dhageysp Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-2-soofeesane.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this