Sign in to follow this  
Deeq A.

Ex Wasiir Samsam Iska Dhex Weyday Liiska Kaadhadhka Golaha Dhexe Ee Kulmiye .

Recommended Posts

Deeq A.   

Ex Wasiir Samsam Iska Dhex Weyday Liiska Kaadhadhka Golaha Dhexe Ee Kulmiye .

samsam.jpg

 Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa waxaa ay iska dhex weyday liiska xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo shir uga furmay magaalada Borama .

Samsam oo ka mid ahayd xubnihii ugu cad cadaa olalaha xisbiga Kulmiye ayaa maanta dibad joog ka ah shirka xisbiga Kulmiye isla markaana aan  gabi ahaanba ka qeyb gali doonin  shirkaas

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this