Sign in to follow this  
Deeq A.

Cleaning ladies massacred in Mogadishu. Nine of them are dead.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Inta la xaqiijinayo Sagaal ruux oo u badnaa haween nadaafadda ka shaqeeya ayaa mar kaliya lagu dilay deegaanka Lafoole ee dulleedka magaalada Muqdisho.

Madaxa Arrimaha Bulshada deegaanka Lafoole Mukhtaar Geeysay ayaa sheegay in rag hubeean ay rasaas xoogan ku fureen dad u badnaa haween oo olole nadaafadeed ka waday deegaanka Lafoole ayna dileen 9-ruux.
Lama oga ilaa iyo hadda cida ka danbeysa toogashada dadka ka shaqeeynayay nadaafadda, hasse ahaatee waxaa jira eedeymo hor ah oo loo jeedinayo Al-shabaab oo lagu eedeynayo in ay ka danbeeyeen weerarka lagu laayay dadka shacabka ah,

Hay’addaha Amaanka wali wax war kama aysan soo saarin weerarka la sheegay in lagu dilay dadka la sheegay in ay ku howlanaayeen nadaafadda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this