Sign in to follow this  
Deeq A.

Gabar la weysanaa oo la helay Meydkeeda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dhacdadan oo aheyd mid murugo badan ayaa timid, kadib markii saaka Meydkeeda la helay Caa’isha Ilyaas Aadan oo shalay la waayay.

Marxuumadda 12 jir aheyd ayaa Meydkeeda la soo hor dhigay Guri ay Qoyskoodu ka dagan yihiin waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ehellada inantaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in jirdil xoogan uu ka muuqday Meydka.

Caaqil Cabdisamad Abshir oo ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa ka warbixiyay falkaasi naxdinta leh.

Halkan hoose ka dhegeyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/DDD.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this