Deeq A. Posted February 25, 2019 Gaalkacyo (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen madaxda maamulkaasi ayaa rajo aan wanaagsaneyn ka muujiyay nabadgalyada deegaanada Puntland. Madaxweyne Deni ayaa tilmaamay in maamulkiisu halis badan maamulkiisu uu kala kulmo Al Shabaab iyo Daacsih, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale waxa uu ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan difaaca dalka iyo la shaqeynta ciidamada amniga. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-soofeesane-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites