Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni “Puntland waxaa halis ku ah Al Shabaab iyo Daacish”

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen madaxda maamulkaasi ayaa rajo aan wanaagsaneyn ka muujiyay nabadgalyada deegaanada Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa tilmaamay in maamulkiisu halis badan maamulkiisu uu kala kulmo Al Shabaab iyo Daacsih, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan difaaca dalka iyo la shaqeynta ciidamada amniga.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/cod-soofeesane-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this