Deeq A. Posted February 25, 2019 Warar deg deg ah oo hadda ku soo dhacay warqabadka Warbaahinta Puntland Post ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow haween lagu dilay duleedka Muqdisho. Falkaan dilka ah ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Lafoole oo u dhaxeeyo Muqdisho iyo Afgooye. Dabley hubeysan ayaa toogatay haween waday nadaafad. ,Ku dhowaad 9 haween ah ayaa geeriyooday tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen. Gudoomiyaha deegaan Lafoole Ayaan xaaji ayaa dhacdadaan u xaqiijisay Warbaahinta. Faah Faahinta dib kala soco insha allah. PUNTLAND POST, Muqdisho The post Haween lagu laayay duleedka Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites