Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Donald Trump Oo Rajo Ka Muujiyey Kulan Dhex-Mari Doono Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa niyadsami ka muujiyey kulanka dhexmari doono isaga iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un. Madaxweyne Donald Trump oo sida caadadiisa ah bartiisa Twitter-ka ku soo gubiyey arrintan, ayaa qorey; labadeenuba waxaan fileynaa in aan sii wadno horumarkii la gaadhey.

22E21122-D96F-43B9-A877-EBDF2D63885B_w10

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka dib kulanki koowaad ee ay yeeshaan isaga iyo madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi bishii 6-aad ee sanadkii tagey, waxa uu dadweynaha Mareykanka u sheegay in qof walibo uu hada nabadgalyo dareemi karo, maadaama aysan waxbsi nugliyeeka Kuuriyada Waqooyi aysan jireyn.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this