Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Dambi Lagu Waayay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Gobalka Maroodi-jeex ayaa waxaa ay saaka go,aan ka soo saartey Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay xabsiga dhigtey isla markaana xidhnaa Muddo 42 cisho

Abees-s.jpg

Maxkamada ayaa saaka ku dhawaaqdey in Abwaan Cabdiraxmaan Abees ay ku weyday dhamaan eedeymaha iyo danbiyada ay xeer ilaalintu ku soo oogtey isla markaana ay dib xoriyadiisa ugu soo celisay.

Xukunka Maxkamada ayaa waxaa racfaan ka qaatey Xeer ilaalinta Somaliland oo iyadu danbiga ku soo oogtey

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this