Deeq A. Posted February 25, 2019 (SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Gobalka Maroodi-jeex ayaa waxaa ay saaka go,aan ka soo saartey Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ay xabsiga dhigtey isla markaana xidhnaa Muddo 42 cisho Maxkamada ayaa saaka ku dhawaaqdey in Abwaan Cabdiraxmaan Abees ay ku weyday dhamaan eedeymaha iyo danbiyada ay xeer ilaalintu ku soo oogtey isla markaana ay dib xoriyadiisa ugu soo celisay. Xukunka Maxkamada ayaa waxaa racfaan ka qaatey Xeer ilaalinta Somaliland oo iyadu danbiga ku soo oogtey Source Share this post Link to post Share on other sites