Sign in to follow this  
Deeq A.

TOOS U DAAWO: Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Boorama

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Boorama)-Waxa Maanta Si Rasmi Ah Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Uga Furmay Shirka 6Aad Ee Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye Waxaana Goob Joog Ah Madaxweynaha Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Masuuliyiin Kala Duwan Shirkan Ayaa Socon Doona Mudo Laba Cisho Ah, Halkan hoose ka DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=hcVhkEdvoK0

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this