Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 30, 2008 Alaabta wiilkaan ku ciyaarayo yaa yaqaano wixii loogu yeeri jiray, yaa sheegaayo hee. No, su'aasha waxee ku socotaa ciyaal kuni kuniga ku koray or qaangaaray qurbahana, not kuwa bahalkaas wadi jiray waagaas. Xarafka "g" ayuu ka bilowdaa. Wax sahlan u egtahay wadidda bahalkaan, but ma sahlano. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 30, 2008 Saa u xasuusto lee, GARIIR maana baree hadana... PS, cunuga masawirka kujiro qurux badanaa, manshallah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 30, 2008 giraangir iyo wadhaf were my favorite xataa tire ayaan isticmaali jirnay EDIT: gariir ? .. ma maqal taas .. maybe waa difference in lahjad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 30, 2008 Saa u xasuusto lee, GARIIR maana baree hadana... Saa u xasuusatid lee. Ar ma wadi jirtayna hee, wiilal lee ku ogaa, wiilo waaxid. Geeljire, "giraangirna" xee ahayd? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 30, 2008 Giraangir & wadhaf Gaalkacyo maa looga yaqaan? Waxaa ii gooysay shukaanta bahasha yacni siliga uu ku wado. Magaceeda muxuu ahaa? Cunuga rageedi waaye. Wuuba iska laafyoonaa. Anaga waan bitin jirtay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 30, 2008 Originally posted by Geel_jire: EDIT: gariir ? .. ma maqal taas .. maybe waa difference in lahjad LOL@lahjad...That is so cute...LOL I was just joking, gariir iyo garaangar wax iskama galin... MMA, surwaalkaa intaa lugaha u laabto aan wiilasha la tartami jiray after dugsi...Saa u bitin jirey lee hadaa ogaan leheed...Wuuuuuuuuuush, hawo miyaa mise aala'is dhihi jiray (xoogaa aan camiraanaa) ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 30, 2008 Originally posted by Jimcaale: Giraangir & wadhaf Gaalkacyo maa looga yaqaan? Waxaa ii gooysay shukaanta bahasha yacni siliga uu ku wado. Magaceeda muxuu ahaa? Cunuga rageedi waaye. Wuuba iska laafyoonaa. Anaga waan bitin jirtay. @galkacyo keep guessing. giraangir la yaabi maayo inaad garan waydo but wadhaf ama shimbir laaye waqooyi ilaa konfur inay ka dhaxyaso ayaan u haystay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted April 30, 2008 Ciyaal kuni kuni, kuleel lagu dhalay...I haven't heard that in a long time. Waligeey ma arkin this thing mana maqlin gariir. What's the fun part? Would kids race with it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 30, 2008 Taasi waa GIRAAN ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted April 30, 2008 Geelka: It's called garaangar, not giraangir. That's all. Also, it's waraf, not dhaf, well unless you're khaldaan. Gariir is all different ballgame but I thought shimbir laaye was qori? A useless qori aan continues u dhicin oon dariska gaarin? My memory ain't that good. My fav was shaag intii la dhex galo la buriyo. Anyone remember? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted April 30, 2008 ^ lol you are correct about the shimbir laaye im getting foggy. and maybe about the garaangar but i dont think so... something in the back of my mind tells me its giraangir maybe difference is lahjada shaag intaan dhex galay la igu eryay weliba downhill ayaan gacan ka jabay anigoo yar.... damn it was fun.. caruurta hada soo koraysa fursada noocaas oo kale ma heli karaan .. they grow up watching tv all day or playing video games Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted May 1, 2008 Alla maxaa ciyaaray ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted May 1, 2008 Garaangar it is. Inner perimeter of a used tire or perimeter cutout of a barrel or even bicycle rim (the best) with an stick (any). If you are a pro you could drive it with a rope. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 3, 2008 MMA, surwaalkaa intaa lugaha u laabto aan wiilasha la tartami jiray after dugsi...Saa u bitin jirey lee hadaa ogaan leheed...Wuuuuuuuuuush, hawo miyaa mise aala'is dhihi jiray (xoogaa aan camiraanaa) Iyaah, waaw. Kushineetana ma waday waligaa intii lagu riixay? ------------ Originally posted by Haneefah: Ciyaal kuni kuni, kuleel lagu dhalay ...I haven't heard that in a long time. Waligeey ma arkin this thing mana maqlin gariir. What's the fun part? Would kids race with it? Kuusha wee iska ciyaareysay, oo bahalkaas waxaa la dhihi jiray garaangar, not gariir. Gariir ciyaar kale oo gabdhaha ciyaaraan ahayd, in meel la xariiqo ama god la qodo dhagaxaan la xisaabay isla meeshii la giliyo, hal dhagax or a ball yar gacanta lagu qabsadana kor loo tuuro, dhagaxdii godka ama meesha xariiqsanayd ku jirtay lasoo bixiyo, markaas all but one in lagu celiyo loo baahanyahay after the ballka la guuro again. Ciyaar badanaa gabdhaha ciyaari jiray ahayd, though aniga mar mar booooooooooring saa'id markee i qabato ayaa too gurigeena joogto la gishan jiray. ----------- Baashi, garaangar waxa laga sameeyo waxaa ugu fiicneyd tan bahalka cunuga ku socod barto ee baby walkerka ah laga soo bixiyo. Midaas smooth ayee ahayd, unlike tan fuustada laga soo gooyo oo rough edges lahayd. Ar maxa ciyaal Soomaaliya la mashquulay. Mar lagu mashquulsanaa kushineeto, mar baliil, mar boojo, mar imbili, marna beyruud, marna lacageey lacageey laga sameeyo waraaqdii xanjada ku duubneyd, marna abaabiteey, marna bugle, marna kadhimeey kadhim, marna kuun kuun, marna qooleey ka daba orod, marna quful quful, quful naar, marna jarkaboodo, marna jarduqeed, marna kuwii turubka ee iskaalo, shaanis, dabaka'eri, marna ciyaarbiloow, marna laadhuu, marna nacash nacash, marna...Ar xaa ilooway ka tagay? The memories, Eebboow. I don't think I would ever experience anywhere else what I experienced in Xamar in my childhood, and I believe dad badan saas ula tahay as well. My God. Quote Share this post Link to post Share on other sites