Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Maxaa la dhihi jiray

Recommended Posts

boy-playing,-Brava.jpg

 

Alaabta wiilkaan ku ciyaarayo yaa yaqaano wixii loogu yeeri jiray, yaa sheegaayo hee. No, su'aasha waxee ku socotaa ciyaal kuni kuniga ku koray or qaangaaray qurbahana, not kuwa bahalkaas wadi jiray waagaas.

 

Xarafka "g" ayuu ka bilowdaa. Wax sahlan u egtahay wadidda bahalkaan, but ma sahlano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

giraangir iyo wadhaf were my favorite :D

xataa tire ayaan isticmaali jirnay

 

EDIT: gariir ? .. ma maqal taas .. maybe waa difference in lahjad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Giraangir & wadhaf Gaalkacyo maa looga yaqaan?

 

Waxaa ii gooysay shukaanta bahasha yacni siliga uu ku wado. Magaceeda muxuu ahaa? Cunuga rageedi waaye. Wuuba iska laafyoonaa. Anaga waan bitin jirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Geel_jire:

EDIT: gariir ? .. ma maqal taas .. maybe waa difference in lahjad

LOL@lahjad...That is so cute...LOL I was just joking, gariir iyo garaangar wax iskama galin... :D

 

MMA, surwaalkaa intaa lugaha u laabto aan wiilasha la tartami jiray after dugsi...Saa u bitin jirey lee hadaa ogaan leheed...Wuuuuuuuuuush, hawo miyaa mise aala'is dhihi jiray (xoogaa aan camiraanaa) :D ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jimcaale:

Giraangir & wadhaf Gaalkacyo maa looga yaqaan?

 

Waxaa ii gooysay shukaanta bahasha yacni siliga uu ku wado. Magaceeda muxuu ahaa? Cunuga rageedi waaye. Wuuba iska laafyoonaa. Anaga waan bitin jirtay.

:D @galkacyo keep guessing.

 

giraangir la yaabi maayo inaad garan waydo but wadhaf ama shimbir laaye waqooyi ilaa konfur inay ka dhaxyaso ayaan u haystay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Ciyaal kuni kuni, kuleel lagu dhalay...I haven't heard that in a long time.

 

Waligeey ma arkin this thing mana maqlin gariir. What's the fun part? Would kids race with it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Geelka: It's called garaangar, not giraangir. That's all. Also, it's waraf, not dhaf, well unless you're khaldaan. Gariir is all different ballgame but I thought shimbir laaye was qori? A useless qori aan continues u dhicin oon dariska gaarin? My memory ain't that good.

 

My fav was shaag intii la dhex galo la buriyo. Anyone remember?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ lol you are correct about the shimbir laaye im getting foggy. and maybe about the garaangar but i dont think so... something in the back of my mind tells me its giraangir maybe difference is lahjada

 

:D shaag intaan dhex galay la igu eryay weliba downhill ayaan gacan ka jabay anigoo yar.... damn it was fun.. caruurta hada soo koraysa fursada noocaas oo kale ma heli karaan .. they grow up watching tv all day or playing video games

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Garaangar it is. Inner perimeter of a used tire or perimeter cutout of a barrel or even bicycle rim (the best) with an stick (any). If you are a pro you could drive it with a rope.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, surwaalkaa intaa lugaha u laabto aan wiilasha la tartami jiray after dugsi...Saa u bitin jirey lee hadaa ogaan leheed...Wuuuuuuuuuush, hawo miyaa mise aala'is dhihi jiray (xoogaa aan camiraanaa)

Iyaah, waaw. Kushineetana ma waday waligaa intii lagu riixay?

------------

 

Originally posted by Haneefah:

Ciyaal kuni kuni, kuleel lagu dhalay
...I haven't heard that in a long time.

 

Waligeey ma arkin this thing mana maqlin gariir. What's the fun part? Would kids race with it?

Kuusha wee iska ciyaareysay, oo bahalkaas waxaa la dhihi jiray garaangar, not gariir.

 

Gariir ciyaar kale oo gabdhaha ciyaaraan ahayd, in meel la xariiqo ama god la qodo dhagaxaan la xisaabay isla meeshii la giliyo, hal dhagax or a ball yar gacanta lagu qabsadana kor loo tuuro, dhagaxdii godka ama meesha xariiqsanayd ku jirtay lasoo bixiyo, markaas all but one in lagu celiyo loo baahanyahay after the ballka la guuro again. Ciyaar badanaa gabdhaha ciyaari jiray ahayd, though aniga mar mar booooooooooring saa'id markee i qabato ayaa too gurigeena joogto la gishan jiray. :D

-----------

 

Baashi, garaangar waxa laga sameeyo waxaa ugu fiicneyd tan bahalka cunuga ku socod barto ee baby walkerka ah laga soo bixiyo. Midaas smooth ayee ahayd, unlike tan fuustada laga soo gooyo oo rough edges lahayd.

 

Ar maxa ciyaal Soomaaliya la mashquulay. Mar lagu mashquulsanaa kushineeto, mar baliil, mar boojo, mar imbili, marna beyruud, marna lacageey lacageey laga sameeyo waraaqdii xanjada ku duubneyd, marna abaabiteey, marna bugle, marna kadhimeey kadhim, marna kuun kuun, marna qooleey ka daba orod, marna quful quful, quful naar, marna jarkaboodo, marna jarduqeed, marna kuwii turubka ee iskaalo, shaanis, dabaka'eri, marna ciyaarbiloow, marna laadhuu, marna nacash nacash, marna...Ar xaa ilooway ka tagay?

 

The memories, Eebboow. I don't think I would ever experience anywhere else what I experienced in Xamar in my childhood, and I believe dad badan saas ula tahay as well. My God.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this