Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Puntland Oo magacawday guddi cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska duqa degmada Garowe ee xarunta  gobolka Nugaal Axmed Saciid Muuse ayaa lagu magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka ee magaaladaasi.

Guddigan oo ka kooban illaa shan xubnooda ayaa ka shaqeyn doona xalinta khilaafaadka ka dhasha muranada la xariira dhulalka.

Halkan hoose ka Akhriso:-

Garoowe

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this