Sign in to follow this  
Deeq A.

Banaanbax ballaaran Oo ka dhacay M/ Baladweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Baladweyne (SMN) – Dibadbaxan oo ahaa mid ballaaran ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeday boob iyo masuq-maasuq lagu sameeyay raashin gargaar oo loogu talagalay dadka danta yare ee ku dhaqan magaaladaasi.

Qaar ka mid ah dibadbaxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa dalbaday in wax laga qabto dhibaatooyinkaasi.

Halkan hoose ka dhagesyo Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Banaanbaxa-Baladweyne.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this