Deeq A. Posted February 24, 2019 Baladweyne (SMN) – Dibadbaxan oo ahaa mid ballaaran ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeday boob iyo masuq-maasuq lagu sameeyay raashin gargaar oo loogu talagalay dadka danta yare ee ku dhaqan magaaladaasi. Qaar ka mid ah dibadbaxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa dalbaday in wax laga qabto dhibaatooyinkaasi. Halkan hoose ka dhagesyo Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Banaanbaxa-Baladweyne.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites