Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Abwaanadu Waxa Ay Adeegsan Doonaan Hubkii Lagu Yaqaanay Taangi, Diyaarad Iyo Madaafiic Midna La Hadhi Maayaan Maanta…” Abwaanada Somaliland Ugu Culus Oo Fariimo Diray

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Abwaanada Somaliland ugu culus oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa ay direen fariin hanjabaad u muuqata waxaana ay shacabka ugu baaqeen inay u diyaar garoobaan maansooyin iyo gabayo ay kaga hadlayaan arrimaha ay bulshadu baahida u qabto, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this