Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland oo lagu dilay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Koox hubeysan ayaa  meel aan ka fogeyn hoygiisa magaalada Muqdisho ku dishay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa xildhibaannada Golaha Shacabka, horeyna u soo noqday guddoomiye ku-xigeenka Labaad Baarlamaankii KMG.

 boqore-300x210.jpg

Dilkan ayaa ka dhacay  degmada Karaan, waxaana la soo weriyey inay goobtaa ka baxsadeen kooxdii dilka geystay.ilaa hadda ma jirto cid loo qabtay Dilkiisa.

Xildhibaan Boqorre ayaa hore loogu dilay magaalada Muqdisho Wiil uu dhalay,Xildhibaan Boqorre ayaa ka soo jeeda Degaanka Saylac ama Selel

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this