Sign in to follow this  
Deeq A.

Macalimiin Yaraan Ka Jirta Gobolka Minnesota Ee Dalka Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Minnesota)-Gobolka Minnesota ee waddanka Mareykanka ee ay deggan yihiin inta badan Soomaalida dalkaasi u haajirtay ayaa waxaa laga soo sheegayaa inay ka jirto baahi baahsan oo dhanka macallimiinta ah.

macalin.png

Arrintan ayaa waxaa loo aanaynayaa bulshadaasi oo aanan soo saarin macallimiin ku filan dadkooda.

Haddaba si taa looga gudbo ayaa mas’uuliyiinta deegaanku waxa ay Soomaalida ku dhiirigeliyaan inay iska diiwaangeliyaan macaahidda lagu bixiyo tababarrada macallinimada.

Mas’uuliyiinta ayaanan intaa ku ekaannee waxa ay dadka doonaya ku dhiirigeliyaan inay ka dabari doonaan wixii kharashaad ah ee la xiriira kuliyadaha culuumtaasi lagu barto.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this