Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xalay U Hoyday Gabiley, Maanta Ku Waajahan Magaaladda Boorama

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Gabiley)-Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti oo uu hoggaaminayo ayaa xalay waxa ay u hoydeen magaalada Gabiley.

47442884_1930241813756329_61074275004537


Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xalay waxa uu kalamo kala duwan la qaatay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Gabiley.


Dhinaca kale, Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u gudbaya Magaalada Boorama oo maalinta bari ah la filayo uu ka furmayo Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah KULMIYE.

Markii labaad ee uu Madaxweyne Muuse Biixi booqasho ku tago gobolka Gabiley isaga oo kulamo gooni-gooni ah la qaatay dadweynaha kala duwan muddadii sannad iyo badh ku dhaw oo xilka hayo, waxaana xusid mudan in ay jiraan gobolo ka tirsan Somaliland oo aanu wali booqan Madaxweynuhu tan iyo markii la doortay

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this