Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan lagu dilay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Koox hubeeysan ayaa xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ku dilay Muqdisho.

Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Kaaraan ee Muqdisho.

Kooxda dilka geeystay ayaa waxa ay wateen Gaari nooca raaxada ah.

Allaha u naxariistee xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cismaan Cilmi Boqore.

Faah faahinta dib kala soco

Puntland post

The post Xildhibaan lagu dilay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this