Deeq A. Posted February 23, 2019 Koox hubeeysan ayaa xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ku dilay Muqdisho. Dilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Kaaraan ee Muqdisho. Kooxda dilka geeystay ayaa waxa ay wateen Gaari nooca raaxada ah. Allaha u naxariistee xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cismaan Cilmi Boqore. Faah faahinta dib kala soco Puntland post The post Xildhibaan lagu dilay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites