Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Miyuu Aqbalay In Raysal Wasaaraha Itoobiya Uu Dhex-dhexaadiyo Somaliland Iyo Soomaaliya?

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Todobaadkan horaantiisii, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Magaalada Addis Ababa uga wad-hadlay isbedellada gobolka geeska Africa iyo wada-hadallada Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Idaacadda VOA ayaa waraysi xasaasi ah la yeelatay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, waxaanu kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo ay ka wada-hadleen Madaxweyne Biixi iyo raysal wasaare Abey Axmed, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this