Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “2,600 Oo Macallin Ayaa Bilaa Mushahar Ah…” Wasiirka Waxbarashada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-WWasiirka wasaaradda waxbarashadda Sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa sheegay in tirada rasmiga ah ee macalimiinta qaranka bilaa mushaharka ahi ay dhan yihiin laba kun iyo lix boqol oo macalin.


Wasiirku waxaa uu sidan ka sheegay mar uu maanta hor tagay gudida joogtadda ah ee golaha guurtida Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this