Deeq A. Posted February 23, 2019 Kismaayo (SMN) – Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland ayaa maanta nin rayid ahaa ku dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sayid Iidle Xasan, waxaana la sheegay in uu ahaa Beeraley. Cabdirashiid Macalin Gaas oo adeer u ahaa Marxuumka Geeriyooday ayaa sheegay in Ciidamadu ninkaasi ay ka soo wateen deegaanka Buulo-Gaduud, una dileen arrimo Qabiil, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. The post Ciidanka Jubbaland Oo nin rayid ah ku dilay Kismaayo appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites