Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho Oo soo dhaweeyay wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay wadahadallada cusub ee u bilaabanaya dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.

Dadkan oo la hadlay Shabelle ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalladan oo uu hormuud ka yahay R/wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed

Halkan hoose ka dhageyso codka.

The post Shacabka Muqdisho Oo soo dhaweeyay wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this