Deeq A. Posted February 22, 2019 21-January 19920 ayuu bilaabmay Oborayshankii loo bixiyey Hawl-galka 5aad ama ( 5th Expedition) kaasoo qorshihiisa laggu diyaar gareeyey Magaaladda Berbera . Isla maalintaas 21-January 1920 ayaa Ciidankii Cirka ee Ingiriiska loona yaqaanay Royal Air Force ( RAF) Waxay duqaymo u gaysteen xaruntii daraawiishta ee xiligaas Saydku joogay oo ahayd meesha loo yaqaano Midhashi oo ka tirsan Degmadda Ceergaabo iyo Jiidali oo ahayd xarun wayn oo ciidan oo Daraawiishtu degenayd , 5 maalmoood ka dibna qayb ka tirsan Ciidamadda Ingiriiska oo la odhan jirey Z Force ama Ciidanka Z , ayaa weerartay Midhishi iyo Jiidali iyagoo gacan ka heleyey Ciidankii Cirka . 28-January 1920 ayaana Ciidankaasi qabsaday Goobihii Midhashi iyo Jiidali , ka dibna Saydkii iyo Daraawiishti waxay u qaxeen dhinaca Taleex , hassa yeeshee isla maalintii xigtay oo ahayd 29 January 09- Bishii February ayaana Ciidankii ingiriisku la wareegay Taleex , ka markii todobaadyo duqaymo cirka iyo dhulka ah o laggu hayay , Saydka iyo Daraawiishtii ka badbaaday hawl-galkaasina waxay u carartay dhinaca Hawd iyo Qoraxay , hassa yeeshee waxaa goobtaa ku geeriyooday , Genaralkii ugu caansanaa Daraawiishta ahaana gacanta midig ee Saydka , Xaaji Suudi iyo Ibraahin Buqul oo ka mid ahaa Madaxda sarre ee daraawiisheed . Sidaa darteed , goobtii koobaad ee Diyaaradahaasi duqeeyeen waa Midhishi , goobta xigtayna waa jiidali , warkaasi isagoo faahfaahsana waxaa lagga heli karaa , Buuga Aw Jaamac Omer Iise , ee Taariikhdii daraawiishta . Buuga la yidhaahdo , Winston Churchill and Mad mulah in Somaliland . ama bee Google Wikipedia . Sheekadaasina iyadoo faahfahsan waa sidan . By 1 January 1920 the Z Force had constructed a temporary aerodrome at Berbera from where they operated.[5] On 21 January RAF aircraft bombed Hassan’s main base at Medistie and his fort at Jideli. Many members of Hassan’s forces had never seen an aircraft before and were terrified by the aerial bombardment to the extent that they fled into the hills.[1] It was also during that first bombardment that Hassan came close to being killed, narrowly avoiding death when an unfortunate camel shielded him from a nearby bomb blast.[5] After the next five days had passed the Z Force had destroyed three Dervish forts; they then provided air support and communications for the ground forces.[8] This battle established the tactics of aerial bombardment followed by attacks by ground forces, and of using aircraft to provide support for ground troops during concurrent attacks. These tactics are among the primary methods of wartime operations to this day. On 28 January the Camel Corps occupied Jideli and Hassan retreated to his main fort at Taleh. After combined land and air operations, the British took Taleh on 9 February. Hassan’s forces suffered great losses and were scattered, his forts were damaged and he escaped with only four of his followers to the Ogaden. Hassan lost some of his greatest generals during the battle, including his right-hand man Haji Sudi and Commander Ibrahim Boghl [1][9] Xigasho garyaqaan Ahmed Guruje Qaran News Share this post Link to post Share on other sites