Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka Todobaadka: Wasiiradii Xukumadii Kulmiye ee Xamar tagay

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20190222-WA0006-242x300.jpg
Kuwani Xamar gudaheeda dhukusayaa waa wasiiradii ka tirsanaan jiray xukumadii hore ee Xisbiga haatan talada haya ee Kulmiye ee ay hogaamiye Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin.

Wasiiradani oo markii hore Somaliland uga soo shaqo tagay qurbaha ayaa markii Muuse Biixi xil siinwaayay u hangagaaray Muqdisho oo maalinkasta uu qarax Ka dhaco

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this