Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Tiiranyo leh oo uu diraayo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi

 

rasheed-300x175.jpg
anigo ku hadlaya magacayga, ka xisbiga waddani iyo dhamaan taagerayaashaba waxaan tacsi u diraya qoyska iyo qaraabada iyo qaranka somaliland ee uu ka baxay Rabbi naxariisto jano ha ugu deqee Marxuum dr Maxamed Rashiid sheikh Xasan oo ahaa aqoonyahan ku dheer qaranka somaliland iyo aduunkana magac ku lahaa inuu naxaarista jano ka waraabiyo qoyska uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo,Anagana nooga daba naxaristo,Su’aasha allah ha u  dhib yareeyo

Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani

amiin amiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this