Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi & Qoraa Ruug cadaaya oo Hargeisa ku geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Ilaahay Naxariistii Jano  ha ka waraabiyo,Qoyskiisa & Eheladiisina Samir iyo Iiman saadiqa ha ka siiyo ee Waxaa caawa magaalada Hargeisa ku geeriyooday Qoraa & Siyaasi Maxamed rashiid sheekh Xasan.

qoraa.jpg

Mar kale Bahda Qarannews oo ku hadlaysa Afka Akhristayaasheeda  waxay Tacsi Tiiranyo leh u diraysaa Qoyska,Ehelada & Qaraabada uu ka baxay Marxuum Maxamed Rashiid Sheekh Xasan,Ilaahayna waxaan Dhamaanto u weydiinaynaa inuu Naxariisto ka waraabiyo.

Taariikhdiisa oo Faahfaahsan Goor-dhaw filo

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this