Sign in to follow this  
Deeq A.

MD Deni oo gudoomiyay shirka Gollaha Wasiirada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Gollaha Wasiirada maamulka goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.

Madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa gudoomiyay shirka looga hadlay qodobo kala duwan oo muhiim ah.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeed laga soo saarey qodobadii looga dooday kulanka oo ay kasoo qaybgaleen inta badan wasiirada.

52594435_2516813541680853_46904590815954

The post MD Deni oo gudoomiyay shirka Gollaha Wasiirada Puntland appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this