Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Luuq

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq ee Gedo, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore.

Maxamed Xasan Cismaan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Luuq, iyadoo guddoomiyahii horena loo bedalay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha oo uu ka shaqeynayo.

Halkaan hoose ka akhriso:

Wareegto-sax-ah.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this