Deeq A. Posted February 21, 2019 Garoowe (SMN)- Wasaaradda arimaha gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadeynta maamulka Puntland ayaa ku amartay xisbiyada siyaasadeed ee dalka in ay hakiyaan dhamaan wixii shaqo ah ay ka hayaan gudaha Puntland. Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay maamulka Puntland The post Puntland Oo Soo Saartay Amaro Ku Socda Xisbiyada Dalka appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites