Sign in to follow this  
Deeq A.

Xul Iyo Xigmada Kooban Oo Ku Saabsan Bulshada. W/Q: Abdirashiid Awmuuse Aadan

Recommended Posts

Deeq A.   

waa qoraal kooban oo aan ururinay oo ku saabsan bulshada isla markaan anfacaya bulshada

15FABD00-0A0A-434D-B72D-EF78C3EAB1F0.png

Ku dadaal inaad wanaaga dadka wada gaadhsiiso,Laakiin ha sugin in adiga kusoowada gaadhsiiyaan wanaag kasta doono.
Walaalkaa ehelahaan isagaa dad kuu xiga Isfaham ahaanse Cidna kaamoxigo.
Qaladka Bulsho ahaan sixidda aad saxayso waxaa ugu horeeya intaaad adigu kuleedahay qaladkaas.
Quruxda wajiga iyo jidhku way baaba’aan, Quruxda Caqliguse Ma baaba’do.

14pt; line- 21.466665267944336px;”>Run lagu kala guurayo, Been lagu wada Daganaado ayaa mararka qaarkood dhaanta.
Ceebaha dadka Qari intaad awoodo laakiin ceebtaadu yay kaa qarsoomin adiga.
Caqliga wanaagsani jidhkasta wuu wanaajiyaa.
Gacankasta oo laguu soo fidiyo waxaad kuqiimaysaa ,laaba-shadeedada dambe iyo waxay kaala noqoto.
Duruufuhu muuqaalkaaga way bed-bedali karaan Balse haday mabda’aaga bed-bedalaan waaceeb iyo nusqaan.
Dad badan oowadajir ah sifudud ayaa loo kaladiri karaa laakiinse, Dad badan oon wadajririn Si fudud laysuguma keeni karo.
Ha u xoogaysan sidaad cid uga adkaan lahayd balse u xoogayso sidiiaan lagaaga adkaan lahyn.
la soco inshl Em: Rashaad055@hotmail.com 063-4475540

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this