Deeq A. Posted February 20, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey oo booqasho shaqo kusoo kala bixiyey Burundi iyo Jabuuti ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa dalka Burundi waxuu kulan uu la qaatay Madaxweynaha Burundi, isaggoo kala hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsantahay; dagaal lagu jiro Kooxda Alshabaab. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa caasimada Jabuuti kulan kula yeeshay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Labada hogaamiye ayaa kawada hadlay xiriirka walaaltinimo ee ay wadaagaan labada wadan iyo sidii loo sii xoojin lahaa, iyaggoo kulankooda ku lafo-guray xaaladaha guud ee gobolka. The post Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites