Deeq A. Posted February 20, 2019 Jabuuti (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Jabuuti ayaa maanta kulan la qaadanaya Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Labada madaxweyne ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka walaaltinimo, iskaashiga amni ee labada dal iyo xaaladda guud ee gobolka Geeska Afrika. Safarkan waxaa Madaxweynaha ku wehelinaya wasiirka Gaashaandhigga, La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed. The post Madaxweynaha JFS Oo la kulmaya Dhiggiisa Jabuuti appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites