Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Itoobiyo oo qarax lagula eegtay Baardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax saakay ka dhacay degmadda Baardheere ee gobolka Gedo.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamadda Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM oo marayay Bartamaha degmadda.

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Itoobiya khasaare uu ka soo gaaray qaraxaasi.

Dhanka kale ciidamadda Itoobiyaanka ee qaraxaasi lala eegtay ayaa furay rasaas fara badan waxayna gudaha u galeyn xaafadda Degmadda Baardheere.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Itoobiyo oo qarax lagula eegtay Baardheere appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this