Sign in to follow this  
Deeq A.

Sarkaal katirsan xafiiska xeer ilaaliyaha qaranka oo Muqdisho lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd masuul ka tirsanaa xafiiska xeer ilaaliyaha dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku dileen Muqdisho.

Allaha u naxariistee Maxamed Mursal oo katirsanaa xafiiska xeerr ilaaliyaha ayaa waxaa toogtay koox hubeysan oo Mooto Bajaaj wadatay.

Kooxdii dilka geystay ayaa waxaa ay horay u sii ka xeysteen gaari uu lahaa marxuumka ay dileen.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa soo gaaray goobta dilka uu ka dhacay kuwaasi oo howlgalo sameeyay.

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhaca falalka dilalka ah ee loo geysto shaqaalaha dowladda Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Sarkaal katirsan xafiiska xeer ilaaliyaha qaranka oo Muqdisho lagu dilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this