Deeq A. Posted February 20, 2019 Garoowe (SMN) – Cabdi Samad Maxamed Galan wasiirka cusub ee amniga Maamulka Puntland ayaa ballan qaadey, xlli uu la wareegayey xilka in uu meesha ka sii wadi doono howlaha dhinaca amniga ah ee loo igmaday wasaaraddaasi. Wasiir Galan ayaa shaaciyay in sidoo kale uu dajin doono qorsheyaal cusub oo looga hortagayo Al Shabaab iyo Daacish. Waxaan uu intaasi ku daray in arrintan uu la kaashan doono hay’adaha hoos yimaada wasaaradda, sida talisyada Booliska iyo Sirdoonka maamulkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. The post Puntland oo wada qorshe lagu xoojinayo amniga appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites