Archdemos Posted July 16, 2010 Just received an email from an old friend (Gaaroodi), about this. Wiil dhalinyara ah oo xalay ay ciidamada ilalada madaxtooyadu ay toogteen Written by Qarannews Jul 16, 2010 at 08:12 AM Hargysa,(Qarannews)- Waxa xalay ay ciidamada ilaalada madaxtooyadu ay si kama ah ay rasaas ugu fureen baabuur uu watay marxuun Cumar C/risaaq Cigaal oo todobaadkii hore ka yimid dalka Ingriiska, oo uu deganaa muwaadinkan oo haystay dhalashada dalka Ingriiska ayaa isla xalayba ku dhex geeriyooday baabuurkii uu watay oo saqdii dhexe ee xalay maraayay wadada xaga danbe ka marta madaxtooyada, xagaasi oo uu dilkaasi ka dhacay kadib markii ay ilaaladu ka shakiyeen baabuurkaasi oo xagaasi maraayay, xiligaasi waxa ay wararku sheegayaan in uu wiil kale uu la socday oo isna uu soo gaadhay dhaawac. Xalay ayaa dhamaan ciidamada booliska iyo kuwa nabadgalyada iyo malatarigaba heegan culus la galiyay, taasi oo xalay fiidkii hore la joojinaayay baabuurta isla markaasina la baadhaayay baabuurta badankoooda, taasi oo ay jireen warar digniino ah oo ay helayeen ciidamada boolisku ilaa shalay taasi oo sababtay in ilaa shalay ay ciidamada boolisku heegan culus galaan. Wiilkan geeriyooday xalay oo la yidhaa Cumar Cabdirisaaq Cigaal ayaa asal ahaan ka soo jeeda magaalada Ceerigaabo, isla markaasna ay dhalashadiisu tahay British. Ilaa hada ma jiro wax war ah oo rasmi ah oo ka soo baxay xaga xukumada oo ku saabsan dilkaasi ilahi ha u naxariisto walaalkeen Umar Abdirasaq Egal. There are no clear road signs telling you you've entered a restricted zone. Its pitch black and the first sign you know things arent kosher is when you come across a giant felled tree trunk blocking your route, with dark dark shadowy figures shouting at you. (You can't tell what they are and i thought they were robbers) As you try to reverse is when the shots are fired. :mad: My heart goes out to the family of this young man. I can't seem to stop the tears, as i know exactly what he went through and how he would've felt in his final moments. Just goes to show when its not your time. its not your time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sheherazade Posted July 16, 2010 Oh darn. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 16, 2010 Alla ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 16, 2010 Allaha unaxariisto isaga iyo intii gacan ka xaqdaran ku dhinta... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted July 16, 2010 Allah u naxariisto, it is sad moment for his family and friends. Samir iyo iimaan Allah ka siiyo. I hope you get passed this sad moment. Amiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted July 16, 2010 Ilaahay ha u naxariisto walaal. We we all go someday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 16, 2010 Ilaahay ha u naxariisto. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 16, 2010 Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun. May Allah forgive his sins and grant him Jannah. Aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 17, 2010 ilaahay ha u naxaristo marxuumka eheladiisana sabar iyo iman haka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NinBrown Posted July 17, 2010 inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun. bro this is so similar to the story you were telling me the other day, evryone has got thier own time....you dont die a second before or after that. samar iyo iimaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted July 18, 2010 Ina liLaahi wa ina Ilayhi raajicuun. Allah yarxamhu. A friend of my younger cousin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 18, 2010 Ilaahay ha u naxariisto .......... I was in that area when it happened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 18, 2010 This happened because the area was restricted. Not only that but he turned and approached the back door of the Presidential palace. His friends told me the car has dark windows and the music was too laud to hear the police warning. They fired at the air first but he did not hear and continued driving fast .... then they shoot him thinking it is a suicide attack. This is the problem in Hargeisa nowadays ,,, most youth do the same and they are always at risk of being shot. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 18, 2010 Originally posted by Jacaylbaro: Ilaahay ha u naxariisto .......... I was in that area when it happened. Aamiin Ilaah ha u naxariisto. Waana Ilaah mahadiis haddii aad nabad qabto. Islamarkiiba niyadeyda ayaad ku soo dhacday oo waxaan islahaa tolow JB ma nabad qabaa. SOL kuguma arkin maalintaas, Qurbo-joogna way sheegeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 18, 2010 Anigu qurbo-joog ma ihi dee ................... Yes i was in the area on my way home ,, it was almost midnight. Quote Share this post Link to post Share on other sites