Saalax

Governor Muse Bixi to meet President Farmaajo in Addis Ababa

Recommended Posts

Okay, Salaax, we have your headline, now waiting Suldaanka, Duufaan's taken on the situation and Dalmar's schizophrenic outlook, I expect he will start his onw thread.

Of course, there's  the always reliable long essays from Oodweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Nabar iyo Naxdin war been ah ayey la wareegayaan! Madaxwayne Biixi Waxa uu Casuumad rasmi   ah ka helay Raysalwasaaraha Ethiopia. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
3 hours ago, Che -Guevara said:

Okay, Salaax, we have your headline, now waiting Suldaanka, Duufaan's taken on the situation and Dalmar's schizophrenic outlook, I expect he will start his onw thread.

Of course, there's  the always reliable long essays from Oodweyne.

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
27 minutes ago, Barwaaqo said:

Nabar iyo Naxdin war been ah ayey la wareegayaan! Madaxwayne Biixi Waxa uu Casuumad rasmi   ah ka helay Raysalwasaaraha Ethiopia. 

 

Do you actually believe in that nonsense? Abiy refused to see Muse for over a year.  Muuse  is only there to meet with Farmaajo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The president of Somaliland is  going  to meet the Ethiopian Oromo leader abiye axmed who send an invitation. The cheese fellow is in Jabuuti. The same jabuuti he betrayed not that long ago.  The talks between Italian Somalia under Bantu occupation ,and Somalilands republic collapsed back in 2015. There isn't going to be any talks any time soon. Somaliland and Somalia conflict is much deeper than Eritrea and Ethiopian conflict. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
5 hours ago, Che -Guevara said:

ONLF might be there too. A new Somali annual pilgrimage ritual might be starting.

Addis Ababa never ceased to be a center of political pilgrimage for the Somali fiefdoms. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kulankii Farmaajo iyo Muuse Biixi oo baaqday iyo Farmaajo oo soo aaday Xamar

Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in inuu baaqday kulan la qorsheynayey in maanta uu adaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo magaalada Addis Ababa kula yeesho madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.

Farmaajo oo xalay soo gaaray magaalada Jabuuti, wadahadalna maanta la qaatay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadda kasoo duulay Jabuuti, isaga oo kusoo wajahan Muqdisho.

Wararku waxay sheegayaan in Farmaajo ka baaqday safarkii Itoobiya iyo kulankii ay qabanqaabisay Itoobiya ee  dhex mario lahaa isaga iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in inkasta oo kulanka la isku raacay markii hore haddana la isku qabtay qodobo muhiim ah oo ku saabsan wada-hadalka.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Maanta safray magaalada Addis Ababa, kaddib markii uu martiqaad uu u soo diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

War-saxaafadeed goor dhow kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu xaqiijiyey in Muuse Biixi uusan Addis-Ababa kula kulmi doonin cid aan ahayn Abiy Ahmed.

Ilaa iyo hadda si cad looma oga qodobada la isku qabtay, hase yeeshee wararka ayaa sheegaya in Farmaajo diiday in wada-hadalka saddex geesood noqdo, oo Itoobiya qeyb ka noqoto sida Muuse Biixi uu rabo, balse Farmaajo uu doonayo in Itoobiya ay lahaato kaliya door qaban-qaabin kaliya.

Muuse Biixi ayaa horey shuruud uga dhigay inuusan aamini karin dowladda Soomaaliya, sidaas darteed wada-hadal kasta oo uu la galo ay qasab tahay inay dhinac saddexaad goobjoogo ka noqoto.

Farmaajo ayaa aaminsan in Soomaalida ay ayaga un waxooda dhameystaan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda Soomaaliya go'aan wanaagsan ayee gaartay haddee run tahay. Xabashada have no business Soomaali isheysato soo dhex gasho; it didn't work for other maamul gobolleed when they wanted a third non-Soomaali hand to be present between dowladda dhexe and maamul gobolleed meetings.

So, regardless how desperate Muuse Muqayil wants one, no third hand needed for maamul gobolleed to meet dowladda dhexe. Meesha turjumaan looma baahno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
34 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dowladda Soomaaliya go'aan wanaagsan ayee gaartay haddee run tahay. Xabashada have no business Soomaali isheysato soo dhex gasho; it didn't work for other maamul gobolleed when they wanted a third non-Soomaali hand to be present between dowladda dhexe and maamul gobolleed meetings.

So, regardless how desperate Muuse Muqayil wants one, no third hand needed for maamul gobolleed to meet dowladda dhexe. Meesha turjumaan looma baahno.

 

I agree. Good thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Xaa ku beenna!  Hadii Farmaajo diiday waddahadal muxuu Muuse ka doonay Adis? Sow warku intaa kuma ekaadeen?  Muusoow iska joog waddahadal ma jiree ayey arintu  ku koobnaan  lahayd.  Muuse Biixi casuumad rasmiya ayuu helay oo looga wada hadlayo xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia.

Beentu lug  kaliya ayey leedahay ; lugtaa  marka la qabto way dhacdaa oo rafataa. Waddahadal maba uu qorshaysnayn  balse waxa warkan beenta ah  soo abaabulay Nabar iyo Naxdin oo  rabay inay ku shaasheeyaan Mujaahid Madaxwayne Muuse Safarkiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Tallaabo said:

Addis Ababa never ceased to be a center of political pilgrimage for the Somali fiefdoms. 

Sadly, they are now being instructed on how to deal with each other and talk to each other.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.