Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland: Dhallinyaro Shaqo Abuur Loo Sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Muuse Biixi ee Somaliland ayaa shaqo abuur u sameeyey dhallinyaro ka badan 400 kuwaasi oo laga soo uruuriyey gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland.

Dhallinyaradan ayaa loo sameyn doonaa barista xirfado kala duwan, waxaana ku jira dhallinyaro loo tababarayo ciidannimo, gaar ahaan Milatari.

Qorshahan ayaa qeyb ka ah barnaamijka shaqo qaran, iyadoo dhallinyaradan ay soo dhoweeyeen shaqooyinkan la siinayo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/02/Somaliland-ayaa-markii-ugu-horreysay-laga-hirgaliyay-Barnaamijka-Shaqo-qaran.mp3

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this