Deeq A. Posted February 19, 2019 Xukuumadda Muuse Biixi ee Somaliland ayaa shaqo abuur u sameeyey dhallinyaro ka badan 400 kuwaasi oo laga soo uruuriyey gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland. Dhallinyaradan ayaa loo sameyn doonaa barista xirfado kala duwan, waxaana ku jira dhallinyaro loo tababarayo ciidannimo, gaar ahaan Milatari. Qorshahan ayaa qeyb ka ah barnaamijka shaqo qaran, iyadoo dhallinyaradan ay soo dhoweeyeen shaqooyinkan la siinayo. Halkaan hoose ka dhageyso: https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/02/Somaliland-ayaa-markii-ugu-horreysay-laga-hirgaliyay-Barnaamijka-Shaqo-qaran.mp3 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites