Sign in to follow this  
Deeq A.

Sacuudiga Oo 20 Bilyan Oo Doollar Ku Maal-Gelinaya Pakistan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Pakistan)-Pakistan ayaa la filayaa in ay abaal marinta ugu sareysa ee qof rayid ah la siiyo ay guddoonsiiso dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salmaan Isniinta maanta ah, maalin uun ka dib markii uu saxiixey heshiis balaayiin doollar ah oo Sacuudigu uu la galayo Pakistan.

3FD634E2-8991-414A-B1A1-A6ECD65D8E9A_w10

Axaddii ayaa dhaxal sugaha waxa uu goob joog ka ahaa saxiixa heshiis maalgashi oo ay Sacuudigu la galeen Pakistan kaas oo ku kacaaya $20 bilyan oo doolar.

Reysal wasaaraha Pakistan Imran Khan iyo saraakiil sare oo ka socda waaxyaha militariga iyo rayidka ayaa dhaxal suge Maxamed bin Salmaan ku soo dhaweeyay duleedka caasimadda dalkaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this