Sign in to follow this  
Deeq A.

MD Farmaajo oo si wayn loogu soo dhaweeyay caasimada Burundi

Recommended Posts

Deeq A.   

Burundi (SMN) – Madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada caasimada u ah wadanka Burundi.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, hogaamiyaha JFS, ayaa waxaa si diiran usoo dhaweeyay dhiggiisa wadankaasi, Pierre Nkurunziza.

Farmaajo oo socdaal qaadan doona labo maalmood ku joogi doona dalkaasi ayaa la kulamo la leh Nkurunziza.

Labada madaxwayne ayaa kawada hadli doona xoojinta cilaaqaadka dowladaha iyo iskaashi dhinacyo kala duwan oo ay yeeshaan.

Wasiirka difaaca XFS, Taliyaha ciidamada xooga dalka, lataliyaha amniga qaranka ee Madaxwaynaha ayaa wafdiga qayb ka ah.

The post MD Farmaajo oo si wayn loogu soo dhaweeyay caasimada Burundi appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this