Deeq A. Posted February 18, 2019 KU QOSLE KABTAN KUFEY! Yaab iyo Amakaag!!, Somaliland waxay noqotey, Meel aan cadaalad ka jirin, Xaalku waa MISKIIN BAA MISKO LA FUULO LEH, Xeer ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex , muddo dheer kadib, oo uu Cadaalad darro u xidhan yahay ABWAAN ABEES, waxay la shir yimaadeen, Gabay uu Curiyey Abwaanku, Xeer ilaa KU QOSLE KABTAN KUFEY ! Xeer ilaaliyuhu waxuu sheegay, in Xukuumadda, Kulmiye ee taladda Dalka haysaa , ay Dhibane ka tahay. Gabayga ABWAAAN ABEES. Xoriyaddda Haddalka distoorka ayaa, siiyey qofkasta oo Shacab ah, Taloow distoorkii Somaliland goormuu Dembi , Noqdey???. waxaynu ognahay xukunka xaqdaradda ah, ee ku dhacay wargeyska FOORE. waxa lagu haystaa waa xoriyadda Haddalka. Yaab! Gabayga Abwaan ABEES uu ka tiriyey 28/12/2018 Hotel Maansoor, waa Gabay toosin ah, Nuxurkiisuna ahaa, waddankeena cadaaaladdiisa, aynu hagaajino, Khaldkeena aan wadda saxno, Runtii Abwaanku BIlad sharaf halkii laga siin lahaa, in xadhig xaqdarro ah lagu rido, waa cadaaladdii Somaliland oo GOD Madow lagu ridey. Wasiirka Warfaafinta ,Dhaqanka, wacyigelinta . wasiir BARWAAQO; wasiirku buug la magac baxay Sooyaal. ayuu qorey, Cay aflagaado ka dhan ah, haweeka ayuu ku xardhey. wixii laga xishoon jirey, ayuu buug ku qorey, Cabasho baddan oo ka dhan ah, ayaa madaxweynaha loo Gudbiyey , kor iyo hoos waa loogu sheegey, Golaha guurtidda ayaa Guddi u saartey, waxa la yidhi bugaas ha la gubo. Dhaqan xumadda ninkaa buugta ku qoraa, waa wasiirkii Dhaqanka, Markale wasiirka waxaa laga hayaa, hadalo dhiif leh, oo shacabka lagu kala qaybinayo : WAXAA LOO KALA BAXAYAA SOMALILAND IYO SOMALILAND-DIID, waana wasiirkii Wacyigelinta ee hadda ogaadda. Yaaab!!! yaa Denbiile ah, ABEES iyo BARWAAQO ??????. Waddanka waxaa Ka jirta, xaalad biyo la,aan , waa Jiilaal, dadkii barkacayaaasha , xaalkooda waa laga deyrinayaaa. Dawladdu waxay inoo sheegtey in dad milyan kor u dhaafaya , xaalkoodu yahay macluul. marka ay sidaa tahay. Wargeyska FOORE waxaa lagu haystaa, Faallo uu ka qorey. waa xoriyaddii haddalka, Maanta ma aha goor qasri cusub laga dhisto xaraf!!!, baahidda kale ayaa ka baddan GURYO la dhista. arinta FOORE xukunka xaqdarradda ah loogu ridey waa intaa…… Yaaab!!! Kayse Kaahin keysekahin@gmail.com Qaran News Share this post Link to post Share on other sites